Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal ka Dhan ah Alshabab Farriina u Diray DFS iyo Beesha Caalamka (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Buurta (Madaxtooyada Garoowe) ayaa ku goodiyey dagaal ka dhan ah ururka Alshabaab, isagoona ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka in laga taageero dagaalkaasi.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com