Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareejiyey aduun lacageed oo gaaraya $3,500,000 (Saddex million iyo shan boqol oo kun) oo dowladdu ku maalgelinayso gegida diyaaradaha Garoowe iyo dhismaha wada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo.
DHEGAYSO
COMMENTS