Madaxweynaha Dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa si adag u eedeeyay Amiirka dalka Kuwayt, Amiir Sabaax Axmed Al-jaabir Al-Sabaax, isaga oo sheegay in uu hilmaamay balanqaadkiisii ahaa dhismaha gegida diyaaradaha Garoowe.
DHEGAYSO
Audio Player
COMMENTS
Ayuub Cabdirashid Cali Maxamed oo jooga Galkacyo waxaan bogaadin iyo bariido u diraya idaacada radio daljir waxaan leeyahay horay u socda aniga waxan taageera maanhadal waxaan leeyahay idacada ilaa 2011 ban dhagaysan jiray laba sano ee ugu danbeeyey waxa Kuso batay xayeysiiska meesha waxa ka baxay barnamijyo sidoo kale waxa jira barnamijyo la duubay oo lagu so cel cesho isbuuc kasta waxaan si xushmad leh ka codsanaya idaacadu inay arimaha wax ka badasho waa mahadsantihiin