Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle ayaa sheegay in maamulkiisu uu wada hadalo qarsoodi ah laleeyahay maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-jameeca oo ka arrimaya deegaamo Galmudug sheegato.
DHEGAYSO

COMMENTS