Mamulada Puntland & Galmudug oo kormeeray goobo shalay dagaalo ka dhaceen

Mamulada Puntland & Galmudug oo kormeeray goobo shalay dagaalo ka dhaceen

Maamulka iyo saraakisha Booliska labadda Maamul ee Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay goobihii shalay laga kala qaaday Beelaha dagalamay.

Puntaland iyo Galmudug ayaa kormeerka kadib ku shiray dhinaca Galmudug, waxaana la isla gartay in la xoojiyo nabadda labadda dhinac ee dirirtu dhexmartay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com