Mareykanka iyo !sraal oo maanta bilaabay duqeynta kaabayaasha dhaqaalaha !ran & Trump oo ku hanjabay in “caawa la waayi doono xaddaarad weyn oo dunida dib-danbana aan loo heli doonin”
Waxaa maanta durba bilowday duqeynta kaabayaasha dhaqaalaha Iran ayna kamidyihiin jasiiradda saliidda laga dhoofiyo ee Khark, eerabooro, buundooyin iyo waliba warshadaha kiimikada.
Duqeynta kaabayaasha dhaqaalaha oo socota ayaa Trump waxa uu daqiiqado kahor bartiisa soo dhigay farriin wadata hanjabaad horleh oo uu si toos ah ugu sheegay in uu !ran oo dhan burburin doono, dib danbena aan loo helin doonin. Waa habjabaad horleh oo loo arkay mid uu Trump xas^uuq ugu dhaaranayo dadka reer Iran.
Dagaalka ayaa hadda qaatay sansaan diimeed ayada oo nindoorka Mareykanku Trump ku eedaynayaan in uu ka talo-qaato rag kooban oo Yhd ah oo rumeysan in ayaga kaliya ilaahood u oggolaaday in ay dunida ka taliyaan, wixii ka horyimaadana ay xas^uuq mudanyihiin, si lamid ah Qasa iyo reer Falastiin.
Lama saadaalin karo xaalka adduunka ee maanta, waxaa se muuqata in maanta adduunku galay marxalad cusub oo laga baqayo in ay keento gaajo iyo ammaan-darro.
> Daljir Media


COMMENTS