Maxaad Ka Taqaan Guriga Ugu Quruxda Badan Kismaayo iyo Shaqada Uu Qabto (Daawo)

Maxaad Ka Taqaan Guriga Ugu Quruxda Badan Kismaayo iyo Shaqada Uu Qabto (Daawo)

Magaaladda Kismaayo waxaa ku yaal guriga nabadda, waana dabaq kooban oo leh qurux aan caadi aheyn, gurigan oo uu juhdi badan geliyay maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu soo dhaweeyaa madaxda dowladda iyo wafuuda kale ee caalamiga ah.

DAAWO

https://youtu.be/jANDGx3JhP8

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com