Xaaf oo Xabsi Ka Dhisaya Duleedka Magaalada Galkacyo (dhegayso)

Xaaf oo Xabsi Ka Dhisaya Duleedka Magaalada Galkacyo (dhegayso)

Dhanka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa laga hirgelinayaa xabsi, kaasi oo baaxad ahaan ku fadhiya dhul dhan 500-M, sida uu sheegay madaxweynaha cusub ee Galmudug Xaaf.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in maamulkiisa uu ku dadaali doono dhameystirka dhismaha xabsigan, maadaama hada uu yahay mid qabyo ah.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0