Millatariga Sucuudiga oo Sameeyey Dhoolatus Ballaaran (daawo)

Millatariga Sucuudiga oo Sameeyey Dhoolatus Ballaaran (daawo)

Militeriga Sacuudiga ayaa si weyn waxaa ay dhoolatus ugu sameeyeen magaaladda Riyaad iyadoo sidoo kale dalkaas uu soo bandhigayo awoodiisa ciidan.

DAAWO

https://youtu.be/prWKbWwLnvU

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Hhhhhhhhh waxaan jirin approval baan u malaynayaa waxa lasoo gelinayo hubiya

  • War sacuudi ma aha waxa dhoolotuska sameeyey waa dalka qadar warka iska saxa

  • maxamed deeq dhaga caleen 7 years ago

    dawlada sucuudigu waxay wadaa ama abuuraysaa xiisad dagaal oo kadhan ah wadamada khaliijka dhexdooda waxaan filayaa in uu sacudigu uu wado daan daansi cad oo kadhan ah dawlada qadar.taasina waxay abuuri kartaa in la helo wadamo badan oo is garabsanaya kuna dagaalama khiliijka

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com