Nabadoon ku taliyeey in qofki qof dilaa la diwaangaliyo.

Nabadoon ku taliyeey in qofki qof dilaa la diwaangaliyo.

Nabadoon xabiib: “Waxaan kula talin lahaa laamaha amniga Puntlan iyo gaar ahaan Gobolka Mudug in la diwaan Galiyo dhamaan Gacan ku dhiiglaasha horay wax u dilay loona jaro waaran lagu soo qabqabanayo, si ay u cadaato in dilku yahay danbi caalami ah oo laga galay bulshada puntlaan oo dhan iyo dawladooda uusana ahayn danbi fudud oo u dhexeeya labo beelood ama labo qof”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com