Yaman oo mar kale duqeysay xaruntii sifaynta shidaalka ee Yanbu ARAMCO iyo Sucuudiga oo sheegay in dhoofkii shidaalka xarunta Yanbu ee dhuumaha Bariga-Galbeedka ee hore looga soo leexiyey Hormuus loona soo leexiyey dhanka Badda Cas uu gabi ahaanba istaagay illaa amar danbe.
Waxaa la qiyaasayaa in xaruntaas kaliya ay dhoofin jirtay 5%-7% shidaalka adduunka oo dhan. Istaagga dhoofkii shidaalka Sucuudiga ayaa sababay in Sucuudigu uu amaah degdeg ah ka dalbado Baanka Adduunka iyo xaruna IMF.
> Daljir Media


COMMENTS