Nabadoon Xaad: “Cidina kama Horimaankadho Qorshaha Xasilinta Muqdisho” (dhegayso)

Nabadoon Xaad: “Cidina kama Horimaankadho Qorshaha Xasilinta Muqdisho” (dhegayso)

Afhayeenka nabadoonada beesha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo warbaahinta Daljir waraysi siiyey ayaa sheegay inaysan  jirin cid ka hor imaan kadha qorshaha xasilinta magaalada Muqdisho, dowladdana looga baahan yahay inay shacabka dhowrto.

DHEGAYSO

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com