Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadwaynaha reer Puntland gaar ahaan bulshada ku dhaqan Magalada Bosaaso in maalinka berri ah oo ah maalin Jimce ah hadii Alle idmo ay nagu soo wajahanyihiin maxaabiista Halgankii Hiil-Walaal ee Laascaanood, kuwaas oo shalay kasoo degay Garoowe.
Goobta soo dhowayntu waa Barxada Hass petroleum iyo Xalwa kismaayo, haddaba kasoo qaybgal wacan.


COMMENTS