WACAAL DAREY AH | MALAYSHIYAADKA OROMADA OO WEERAR GAADO AH KU QAADAY DAARIMI, TULI GUULEED

WACAAL DAREY AH | MALAYSHIYAADKA OROMADA OO WEERAR GAADO AH KU QAADAY DAARIMI, TULI GUULEED

Maleeshiyaadka Oromiya ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday Santarka Daarimi ee Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan

Maleeshiyaadka Oromada ayaa waxay ka yimaadeen dhanka Magaalada Jinacsani ayakoo halkaas ku dilay laba wiil oo magacyadoodu kala yihiin, Axmed maxamuud buux (faragod) iyo Khadar cali Daahir

Weerarkan ayaa ujeedkiisu yahay qorshohoodii ahaa dhul balaadhsiga iyo barakicinta Shacabka Soomaalida.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com