Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo La Baarayo (Sawirro)

Magaalada Garoowe waxaa weli lagu hayaan neef orgi ah oo saaka barqanimadii xaafadda Israac gaar ahaan Jidka 30-ka ku dhaawacay 7 ruux oo isugu jirey haween iyo carruur kamid ahaa dadka xaafadda.

Orgigaani oo sida sawirrada hoose aad ku arkaysan ah mid kamid ah orgida magaala jooga ah ayaa waxaa ugu dambayntii lagu guulaystay in la qabto laguna wareejiyo ciidanka booliska ee laanta xaafaddaasi.

Qaar kamid ah dadka xaafadda ayaa rumaysan in orgiga maskaxdiisu aysan dhammayn oo wax la siiyey halka kuwa kalena ay sheegayaan inuu yahay dad dil ay markii hore tababareen carruurta kunool xaafaddaasi, waxaana hadda lagu wadaa baaritaan.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

7 responses to “Orgi Garoowe 7 Ruux Ku Dhaawacay oo La Baarayo (Sawirro)”

  1. Lamayaqaan

    Ciise riyole xeerka ariga waa yaqanane say u galayaan ayagay u taal.

  2. faarax akshey

    WAr adeer qoorka ka fuqa ddka halaaye mxa idin ku dhajiyy dowlda waa canbaraynaynaa in orgiga xirato

  3. faadumo

    Waa in sharciga la horgeeyo oo cadaalad lagu fuliyo

  4. qareno haloo qabto orgiga cadaladana hala mariyo

  5. orgiga maxkamada xayawaanka hala saaro

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com