Reer Burco u Gurmad: Qaybta 1aad ee Gurmadka Radio Daljir (dhegayso)

Reer Burco u Gurmad: Qaybta 1aad ee Gurmadka Radio Daljir (dhegayso)

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa dhowaan ka dillaacay shuban biyood soo ritey boqolaal ruux oo shacab ah, waxaana magaalada Garoowe ee xarunta Puntland olole dadkaasi loogu gurmanayo si wada jir ah uga bilaabay Idaacadda Daljir iyo dhalinyaro mutadawaciin ah oo reer Burco.

Idaacadda Daljir Garoowe ayaa waxaa ka baxay taxanayaal gurmad ah oo si toos ah dhaqaale loogaga ururinayey shacabka Burco, iyada oo lacagtii laga ururiyey lagu iibiyey in ka badan 600 oo faleembe.

Boos ka dhegayso qaybta 1aad ee barnaamijka waxaana soo jeedinaya Maxamed LakiMan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com