Qoomiyadda Oromada ee kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa adduun lacageed oo ay ugu tala galeen gurmadka abaaraha Puntland ku wareejiyey gudiga culimada ee ku howlan gurmadka abaaraha Puntland.
HOOS KA DHEGAYSO CODKA

COMMENTS