Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa waxa uu Tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya oo is kugu Jira Rag iyo dumar kuwaas oo muda Tobabar uga socaday Xarunta iskoolka Toobarada Ciidamada Booliska Janaraal kaahiye ee Magalada Muqdisho .
Tirada Ciidamada Booliska Soomaaliya oo tababarka loo soo xiray ayaa ah 50 Askari oo Boolis ah kuwaas oo loogu talagalay Xasilinta Amaanka Magaalada Muqdisho .
DHEGAYSO
COMMENTS