RW Kuxigeenka Soomaaliya oo Qaabilay Wufuud Caalamka oo kala Duwan

RW Kuxigeenka Soomaaliya oo Qaabilay Wufuud Caalamka oo kala Duwan

RW Kuxigeenka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Hay’adda OCHA iyo waliba wufuud kale oo ka kala socday dalalka Sacuudiga iyo Kuweet.

Arrimaha wufuudda waxaa kamid ahaa iskaashi iyo waxqabadka qoysaska abaaruhu ku haystaan gobolada dalka.

Hoos ka dhegayso warbixino kulamadii kala duwanaa ee wufuudda maanta.

Codka RW Kuxigeenka

Codk Wasiirka Warfaafinta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com