Wareysi Ciiro Axmed Xasan (Dr. Higlo): Jaaliyadda Norway iyo Dagaalkii Af Urur (dhegayso)

Ciiro Axmed Xasan wuxuu ka mid yahay Jaaliyada Puntland ee Dalka Norwey gaar ahaan magaalada Oslo. Ciiro waxa uu Daljir uga waramay dareenkooda Jaaliyad ahaa weerarkii Af Urur, waxa uuna u tacsiyeeyey dadkii dhibku ka soo gaaray.

Ciiro ayaa talooyin dhanka ammaanka ah u soo jeediyey Dowladda Puntland iyo shacabkaba, wuxuuna Idaacada Daljir uga mahadceliyey doorkeeda warbaahineed.

JFA ayaa khadka taleefanka ee magaalada Oslo ku wareystay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com