Xildhibaano Dalbay in Puntland Hub iyo Saanad lala Gaaro (dhegayso)

Xildhibaano Dalbay in Puntland Hub iyo Saanad lala Gaaro (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Dawladda Federaalka kana soojeeda Puntland ayaa Magaalada Nirobi Maanta Shir jaraa’id oo ay ku Qabteen Waxay DawladaFederaalka ugu Baaqeen in ay Si Deg Deg ah Ciidamada Puntland ee Dagaalka ka Wada Galgala Loola Gaaro Hub iyo Saanad Si Ay Galgala ugu nadiifiyaan Al-Shaab.
Xubnaha Nayroobi Shirka Ku yeeshay Waxay Amman u SooJeediyeen Madaxweynaha Dawlada Federaalka Sida uu uga Jawaabay Dhacdadii ka Dhacday Degaanka Af Urur oo Saldhig Milatri ee Puntland Halkaas Ku lahayd La Wareeray Ayna ku dhinteen Askar iyo Dad Shacab ah .

Hadaba Xubnaha Nayroobi Shirka ku Qabta Waxaa Hadaladoodii ka Mid ahaa:

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0