Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Jamaal Faarax Aadan.

Wararka saaka ugu waaweyn waa wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka buuraha Galgala iyo waraysi Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland, Jeneral Siciid Dheere.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com