Siciid Dheere: “Waayahaan Somaliland waa Ruudka Al-Shabaabta Galgala loo Jiheeyo”

Siciid Dheere: “Waayahaan Somaliland waa Ruudka Al-Shabaabta Galgala loo Jiheeyo”

WARAYSI Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland. Waxaa waraystay Jamaal Faarax Aadan. Taliyuhu wuxuu carrabka ku dhuftay in khasaare jiro dhan walba, ayna ku jiraan madaxdii Al-Shabaab Galgala. Somaliland wuxuu ku tilmaamay ruud ama jidmareenka al-Shabaabta u socota buuraha Galgala, ha ahaadeen kuwo koonfurta ka yimi ama kuwo dhexdooda laga abaabulay.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • Xafsagurey 2 weeks

    waxaa nasoo gaarayey malmahan dhan goobtii dagalku kadhacayey wala rusheeyey oo alshabab oodhan waaa la laayey
    warkaasi ma war jiraa mise waa iska been abuur