Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan, Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca amniga Axmed Inji, iyo xubno kale oo kamid ah maamulka gobolka Hiiraan.

Wareegto Madaxweyne … Halkan riix

Cumar Lakiman, Daljir cWaaq

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *