Wafdigan ka socday Qadar ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay gaaray ayaa waxaa wehlisay Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Marwo Maryan Qaasim.
Ujeedka Wafdigan ay u gaareen Magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegay u kuurgalida dadka ay Abaaraha ku saameeyeen Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed.
HOOS KA DHEGAYSO
COMMENTS