Shariif Xasan oo La Kulmay Wafti Ka Socda Qadar iyo Dowladda Federalka (DHEGAYSO)

Shariif Xasan oo La Kulmay Wafti Ka Socda Qadar iyo Dowladda Federalka (DHEGAYSO)

Wafdigan ka socday Qadar ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay gaaray ayaa waxaa wehlisay Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Marwo Maryan Qaasim.

Ujeedka Wafdigan ay u gaareen Magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegay u kuurgalida dadka ay Abaaraha ku saameeyeen Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com