Qorshaha Horumarinta Degmooyinka oo Garoowe ku soo Xirmay (dhegayso)

Qorshaha Horumarinta Degmooyinka oo Garoowe ku soo Xirmay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee xarunta dowladda Puntland waxaa Maanta lagu soo gaba gabeyay shir soconayay Mudo saddex cisho ah oo looga hadlayay Qorshaha Shanta Sano ee Dib u eegista horumarinta Degmooyinka Puntland.

Xubnaha ka qeybgalayay Shirkan ayaa waxaa ka kale socdeen Maamuladda Puntland,Jubbaland,Koonfurgalbeed Somalia,Galmudug iyo Lataliyayaal Caalami ah oo shirkan door muhiim ah ka qaatay Mudadii uu soconayay.

Warbixin Waxaa Garowe Kasoo diray Maxamed Lakiman oo Daljir Garowe ku sugan

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • samatar ciise 7 years ago

    Magacaygu waa samatar ciise aad baan usoo dhoweynayaa qorshaha horumarinta caasimada puntland waana wax mudo la sugayey ,garoowe waa tusaalaha laga eegan karo puntland waa in laga helaa adeegyadii caasimadaha dunida ,tel 6414235

  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Wan sooo dhaweenayaa in bilicda caasimada we #Garoowe laqurxiyo wanna mid ay indho bad an ubulshada soomaaliyeed so jiidan doonto
    0907412301

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com