Shir Looga Hadlayo Arrimaha Dhalinyarada oo Ka Socda Muqdisho (dhegayso)

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Dhalinyarada oo Ka Socda Muqdisho (dhegayso)

Agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland Axmed Cabdalle Maxamuud (Tigaana) oo waraysi siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey shir looga hadlayey arrimaha dhalinyarada Soomaaliyeed oo maanta lagu soo xirayo Muqdisho.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0