Wararkii Ugu Dambeeyey ee Weerarkii Af-urur iyo Khasaaraha oo Kordhay (dhegayso)

Wararkii Ugu Dambeeyey ee Weerarkii Af-urur iyo Khasaaraha oo Kordhay (dhegayso)

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal saaka aroortii deegaanka Af-urur ee duleedka buuraha Gal-gala ku dhexmaray ciidanka dowladda Puntland iyo malayshiyaadka Alshabaab oo weerar gaadmo ah ciidanka ku soo qaaday.

Weerarkaasi ayaa la soo sheegaya in askar dowladda katirsan lagu laayey sidoo kalena Alshabaab ay muddo kooban hasatey deegaankii lagu dagaalamay iyagoona gubey gaadiid dagaal sida wararku sheegayaan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com