Shuban-biyood Ka Dillaacay Gobolka Gardafuu (dhegayso)

Shuban-biyood Ka Dillaacay Gobolka Gardafuu (dhegayso)

Deegaamo dhowr ah oo katirsan gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dillaacay shuban biyood sababay in dad badan oo carruur u badan xarumaah caafimaadka la jiifiyo sida uu Daljir u sheegay gudoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0