Deegaamo dhowr ah oo katirsan gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dillaacay shuban biyood sababay in dad badan oo carruur u badan xarumaah caafimaadka la jiifiyo sida uu Daljir u sheegay gudoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab.
DHEGAYSO
COMMENTS