SOOMAALIDU MA MOOGANTAHAY DHIBKA & DHAQAALE BURBURKA SOO FOOLEH?

SOOMAALIDU MA MOOGANTAHAY DHIBKA & DHAQAALE BURBURKA SOO FOOLEH?

Ruushka oo mamnuucay dhoofka batroolka iyo gaaska dabiiciga ah laga bilaabo 1da April

SOOMAALIDU MA MOOGANTAHAY DHIBKA & DHAQAALE BURBURKA SOO FOOLEH?

Dhaqaalaha adduunka oo hore u ildarnaa xiritaanka Marinka Hormuus ayaa waxaa hadda ugu darsamay Ruushka oo mamnuucay dhoofka shidaalka, nooc kasta oo uu yahay. Go’aanka Ruushka ee maanta ayaa la filayaa in uu adduunka oo dhan u horseedo dhaqaale burbur baahsan.

Haddaba Soomaalidu diyaar ma u tahay dhaqaalo-xumida iyo macaluusha soo fooleh (arag maqaalkii hore ee Daljir? Haddii se Soomaaliya ay isugu darsanto abaar iyo mucaawimadii dibadda oo joogsata, maxaa Soomaali u talo ah?

Haddii hoggaamiyayaashii Soomaalidu qaybi noqotay dagaal-oogayaal, qayb kalena shibta xushay, maxaa ku dhacay nindoorkii Soomaaliyeed? Maxaa ku dhacay jaamacadihii? Maxaa ku dhacay hoggaankii bulshada?

Adduunku wuxuu galay marxalad aad u daran oo u baahan talo mideysan, ee haddaba sidee Soomaali u heshaa talo?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media


Maqaalkii hore

MADAXWEYNE XASAN SHIIKH OO DIYAAR U AH IN UU KURSIGA DHIIG U DAADIYO & DALALKII SOOMAALIYA IYO MAAMULADA SOOMAALIYA MASRUUFI JIRAY OO MUSALIF QARKA U SAARAN

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com