Siyaasi Barkhad Cali Saalax oo Boosaaso ku Geeriyoodey

Siyaasi Barkhad Cali Saalax oo Boosaaso ku Geeriyoodey

Waxaa saaka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ku geeriyoodey Allaha U Naxariistee (AUN) qoraa, siyaasi, taariikhyahan Barkhad Cali Saalax.

AUN aqoonyahan Barkhad Cali Saalax ayaa la sheegay inuu saaka u geeriyoodey xanuun hayey mudooyinkii ugu dambeeyey, waxaana lagu wadaa in isla maanta lagu aaso magaalada Boosaaso.

INAA LILAAHI WA INAA LILAALHI RAAJUCUUN

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com