Hal-abuure Da’yar ah Cadde Muxuyadiin iyo Alifaaddiisa (dhegayso waraysiga)

Hal-abuure Da’yar ah Cadde Muxuyadiin iyo Alifaaddiisa (dhegayso waraysiga)

Cadde  Muxuyadiin Dhuukiye waa hal aburaa da’yar wuxuu saka nagu soo booqday Daljir Qardho isagoona ka hadlay waxyaalaha uu alifo iyo wax yalaha ku kalifay, Maxamuud Fantastic ayaa ugu horayn waydiyay sababta uu xarunta daljir qardho usoo boqday.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • ustaad :cabdiraxman axmed cismaan (cadde) 7 years ago

    ugu horeyn mahad oo dhan alle bay u sugnaaty.
    marka xigta waxan u mahadclinayaa dhamaan shaqaalaha iyo maamulka warbaahinta daljir .

    hadan ka faalodo ama aan ka hadlo xirirka ka dhexeye warbahinta radio daljir iyo dadweynaha somaaliyed khaastan shacabka puntland waa mid aad u wanaagsan .waana xirir la dhihi karo waxa u ka wanaagsan yahay heshis ay wada galan labba dowladood
    waayo warbaahinta radio daljir waxay na siisay firsad aan ku so gudbin karno cilmiga iyo aqoonta ka guuxaysa maanka dadweynaha taasna waa abaal aan u hayno haddan nahay shacabka puntland .waarbaahinta radio daljir waxan u hayaa abaal waqtigay ahaatoba wan u gudin hdu alle idmo .
    waxa farxd noo ah in radio daljir in radio dal jir ay ku taal magaaloyin badan o dalka ka mida ah taasna waxay naga saciday markn rabno inan ka hadalno cilmiga iyo aqoonta naga guuxaya in ay magaalo walba nooga horeyso .taasna waa mahad alle.
    waxan leeyahay howshad wadan waa guule horay u socda .

    radio daljir waa hormudka warbaahinda oo idil
    radio daljir waanu kugu farxnee
    nabad ku waara
    radio daljirey waanu ku taagerne
    guul ku waaara

    guul guul guul guuul
    radio daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com