Xukuumadda Soomaaliya oo Bixinaysa Deymaha lagu Leeyahay Dalka (dhegayso)

Xukuumadda Soomaaliya oo Bixinaysa Deymaha lagu Leeyahay Dalka (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya muddo dhan hal sano iyo bar ay ku bixin doonto dhammaan deymaha lagu leeyahay.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0