Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa su’aalo adag kala kulmay warbaahinta Mareykanka, kaddib jabkii doorashada ee soo gaaray.
Saxafiyiinta ayaa Trump weydiiyey sida uu u dareemayo guuldarrada doorashada, iyagoo ku yiri: “Jabkii weynaa ee doorashada kugu soo gaaray sideed u dareemaysaa, Mudane Madaxweyne?”
Trump, oo caan ku ah hadallada jees-jeeska ah iyo weerarrada uu ku qaado Ilhan Cumar, ayaan su’aasha wax jawaab ah ka bixin, balse isaga oo ka leexday su’aalaha saxafiyiinta ayuu goobta ka dhaqaaqay.


COMMENTS