Waraysi Jeneral Carays: Maxaa Keenay Khasaaraha Af Urur ee Intaas Le’eg?

Waraysi Jeneral Carays: Maxaa Keenay Khasaaraha Af Urur ee Intaas Le’eg?

Dadka Puntland ayaa is weydiinaya su’aal ah “maxaa keeni kara in ciidan intaa le’eg oo furin dagaal ku sugan uu khasaare intaas le’eg soo gaaro saacado gudahood?”

Hadaba su’aashaas iyo su’aalo kale waxaan hordhignay Jeneraal Cabdulaahi Cumar Carays oo kamid ah saraakiisha aqoonta durugsan u leh abaabulka ciidamada.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa waraystay Jananka.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
  • aamina abdirzak 7 years ago

    waxa baraha bulshada ku badan dad hadalada buun buuninaya blse xili suxuur ayy dulaan soo qaaden alshababku marka alle ha u naxariisto cidii.ku geeriyootay aaamiin cidii dhawac kasoo gaarayna alle haw sahlo

  • Ahmed Ali Said 7 years ago

    Illahow u naxariiso inta dhimatay in dhaawacantayna caafi.

  • Illahow u naxariiso inti dhimatay un booga dhay inta dhaawaca ah.

  • mohamed cabdi daahir 7 years ago

    waxaa keeney arinkaan waa arin ay kadanbeyey cidankii wardiyaha hayey oo ayaga laftigoodu ahàyeen isla kooxda lkn an loo aqoonsan

  • Xasan yare 7 years ago

    Black day waa maalin madow marka LA,eego dareenka umadayada reer puntland yaa alah unaxariiso halyeeyadi kushihiiday weerarki ay arxan laawayaashu kusoo qaadeen umada iyo askarta reer puntland waxaan markale umada reer puntland farayaa inaysan kagaabin cirib tirka iyo fashilinta all shabaab
    0907412301

  • Maxamuud cabdullaahi xaaji 7 years ago

    Waxay ila tahay aniga arinkaas inay sabab u tahay dayacad ka timi dhanka ciidamada iyo habacsanan iyago og halka ay joogan inay furin tahay khasatan buuraley ah inay is dhigtaan o ay dayacen ilaalada iyo sirdoonka ciidanka dhanka kale ciidanka o an qaarkod aqoon badan u lahayn juquraafi ahan dhulka ay jogaan waa fikirkayga ….

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com