Warbixinta Tartan & Tacliin: Bacaadwayn Sare iyo Muntada Qardho & Jariiban Sare fkf Axmed Ganey Sare

Warbixinta Tartan & Tacliin: Bacaadwayn Sare iyo Muntada Qardho & Jariiban Sare fkf Axmed Ganey Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 10aad Wareegga 1-aad waxaa qaybtii hore indhaha isa saaray Bacaadwayn Sare iyo Muntada Qardho.

Wareegga labaad ee T&T waxaa hadana foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Jariiban Secondary iyo Axmed Ganey Secondary.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo waliba Idaacada Daljir.

Warbixinta barnaamijkii xalay waxaa inoo haya Xasan Heykal.

Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com