Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 10aad Wareegga 1-aad waxaa qaybtii hore indhaha isa saaray Bacaadwayn Sare iyo Muntada Qardho.
Wareegga labaad ee T&T waxaa hadana foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Jariiban Secondary iyo Axmed Ganey Secondary.
Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo waliba Idaacada Daljir.
Warbixinta barnaamijkii xalay waxaa inoo haya Xasan Heykal.
Dhegayso
FAALLOOYIN & FALCELIN
tartankan iskulada waxan rajaynaya inbu si habsamileh kudhamado