Caawa iyo Tartan & Tacliin: Jariiban Sare fkf Axmed Ganey Sare iyo waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 10aad Wareegga 1-aad waxaa qaybtii hore indhaha isa saaray Bacaadwayn Sare iyo Muntada Qardho.

Wareegga labaad ee T&T waxaa hadana foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Jariiban Secondary iyo Axmed Ganey Secondary.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo waliba Idaacada Daljir.

Barnaamijkii Caawa iyo Tartan & Tacliin oo dhammaystiran hoos guji.


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Caawa iyo Tartan & Tacliin: Jariiban Sare fkf Axmed Ganey Sare iyo waliba …”

  1. zakaria nuur husen

    Barnaamijkan wuxuu muhiimad wayn uleeyahy aradayda puntland iyo somalia oo dhan oo ka faa ifadaya aqoon marka ay dhagaysanayan taasna waxa fududeyay Daljir iyo shirkada calamiga ee GOLIS aad baad mahadsantihin halkaa kasii wada dadaalka

  2. ninyahaw iidacadiina lama dhagaysan karo khadka maxaa khaldan ma ii shaqaynayo tiina kali weeye codka soo galiseen ma shaqaynayo

U Jawaab zakaria nuur husen Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com