Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Duqeynta Guriga Taliye shub ayaa yidhi “Waa dhacdo ugub ah beegsiga uu Gen. Mahad Cabdiraxaan oo Qaranka u shaqeeyey ee uu ku sameeyey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday isaga oo u adeegsaday siyaasiyiinta ka arragtida duwan drones, waxay tallaabadan gurracani dalka dib ugu celinaysaa kala irdhowgii siyaadadeed ee dhaawacay kalsoonida shacabka Soomaaliyeed.”


COMMENTS