Wasiir Maxamuud Beeldaaje oo ka Hadlay Socdaalkii Af Urur iyo waxa ay kala Kulmeen (dhegayso)

Wasiir Maxamuud Beeldaaje oo ka Hadlay Socdaalkii Af Urur iyo waxa ay kala Kulmeen (dhegayso)

Waxaa deegaanada kuteedsan Afurur iyo Galgala booqday guddi wasiiro oo ka kooban sagaal xubnood iyo maamulka gobolka Bari, u jeedka ayaa waxaa uu ahaa sidii ay niyadda ugu soo dhisi lahaayeen difaaca Puntland ee dagaalka kula jira Al-shabaab ee ku sugan deegaanadaasi kadib weerarkii dhowaan ka dhacay deegaanka Afurur.

Wasiiru dowlaha maaliyadda Puntalnd ahna guddoomiyaha guddiga wasiirada ee gaaray Afurur Maxamuud Beeldaaje ayaa radio Daljir uga waramay booqashadooda.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Magacaygu waa ibraahim adan jamac joga galkio tell 252907853099 wasiirada tagey af urur iyo maamulka gobolka bari aad ayay umahadsanyihim ciidamada difaaca puntland waa in markasta ladhiiri galiyaa waayo hadan ciidanka ladhiri galin waa hanjabi karan waana waxa kenaya in burcad dimeedku ka faa iidaystan werarka gaadmada ah daljir waxad tahay u adeegaha bulshada tanks

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com