Wasiir Qarjab,”Waa Been Alshabaab Ma Qabsan Af-urur Khasaarena nama Gaarsiin”

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo Alshabaab oo ka dhacay deegaanka Galgala.

Mudane Qar-jab ayaa beeniyey wararka Alshabaab ay baahisey ee sheegaya inay dishey 61 askari, isagoona sheegay inay laayeen dad shacab ah oo deganaa agagaarka fariisimada ciidanku ay ku sugnaayeen haddana ciidanku ku raad joogaan.

Dhanka kalena, wasiirku wuxuu sheegay in dhowaann Af-urur ay ku soo bandhigi doonaan khasaaraha gaarey Alshabaab, islamarkaana aysan ka hari doonin.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

4 responses to “Wasiir Qarjab,”Waa Been Alshabaab Ma Qabsan Af-urur Khasaarena nama Gaarsiin””

  1. Xasan yare

    Black day waa maalin madow marka LA,eego dareenka umadayada reer puntland yaa alah unaxariiso halyeeyadi kushihiiday weerarki ay arxan laawayaashu kusoo qaadeen umada iyo askarta reer puntland waxaan markale umada reer puntland farayaa inaysan kagaabin cirib tirka iyo fashilinta all shabaab
    0907412301

  2. […] Wasiir Qarjab,”Waa Been Alshabaab Ma Qabsan Af-urur Khasaarena nama Gaarsiin” […]

  3. Lamayaqaan

    Wllli wa yaab Allow Nabad Nasii dagal wan kadaalnee Alshabab iyo dowlada Allow Heshiis Kadhik aamiin

  4. abdirahaman fayfle

    gaas iyo golihiisa w/siirada waxan idinleyhy hurdada ka kaca

U Jawaab abdirahaman fayfle Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com