Xafiiska Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo Daljir ugu Waramay Imtixaanka Sabtida Bilaabanaya (dhegayso)

Xafiiska Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo Daljir ugu Waramay Imtixaanka Sabtida Bilaabanaya (dhegayso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay imtixaanka shahaadiga ah ee 20-ka bishaani ka bilaaban doona guud ahaan deegaamada Puntland.

Agaasimaha xafiiska imtixaanaadka Puntland Axmed Saahid oo waraysi dheer siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey diyaar garawgii ugu dambeeyey ee Imtixaanka, wuxuuna xusay in sanadkaani ay u fariisan doonaan 12,687 oo isugu jira fasalada 8aad iyo 12aad.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee puntland waa dadaalaysaa dhinaca midaaynta manaahijta iyo nidaamka Imtixaanka oo ah centralized laakiin hawshaas oo aay amaanteeda lahaayd xukuumadii Faroole gaar ahaan wasiirkii waxbarashada ee Juxa maxaa xukuumadani hada jirtaa ku soo kordhisay waxbarashada meeshii aan filaaynay in hore loo socdo balanqaadkii madaxweeynaha C/welina aheeyd meelaha uu ku nuuxnuuxsaday khudbadihiisii loolanka doorasahada inuu waxweeyn oo horumara ka sameeyndoono
    aawey doorkii dawlada iyo wasaaradu ardayga puntland dugsiga hoose ilaa jaamacad waa lacag iyadoo lala socdo xaalada dhaqaale ee wadanku maraayo oo weliba aay ugu darsantay abaaro daba dheeraaday kaa soo saameeyey miyi iyo magaaloba waxaan soo jeedinaynaa in xukuumadu la timaado qorshe dhaqaale oo waxlagaga bedelaayo nidaamka Fee-ga ee shacabku ku daalay waayo waa doorkii dawlada dastuurka ayeeyna ku qorantahay in dawlada xaq loogu leeyahay horumarinta arimaha bulshada sida waxbarashada iyo caafimaadka.

  • sucaad 7 years ago

    masha allah illhy haa u fuudaydiyi ardya mant exmki u fariisty insha allah guul bn u rjnya dhmmantooda

  • ahmed abdisamed 7 years ago

    I think that is true

  • ahmed abdisamed 7 years ago

    I think that is true

  • Daljir Waa hoyga tacliinta

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com