Xaflad Qalanjabin Ardada Fasalka 8aad Iskuul Qardho

Xaflad Qalanjabin Ardada Fasalka 8aad Iskuul Qardho

 

Qardho – Waxaa xaflad shalay galab ka dhacaday Iskulka Hoose/Dhexe ee Qardho loo qabtay ardada ka qalinjabisay fasalka 8aad  waxaana ka qaybgalay maamulka waxbarashada gobolka Karkaar, Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, waalidiin iyo dadwayne kale. Maxamuud Fantastic ayaa soo diray warbixinta hoose.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com