Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan, Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca amniga Axmed Inji, iyo xubno kale oo kamid ah maamulka gobolka Hiiraan.
Wareegto Madaxweyne … Halkan riix
Cumar Lakiman, Daljir cWaaq
COMMENTS