Xildhibaanada la Baxay Horusocod oo Sheegay in aysan Mucaarad ahayn (dhegayso & sawirro)

HomeWararka

Xildhibaanada la Baxay Horusocod oo Sheegay in aysan Mucaarad ahayn (dhegayso & sawirro)

Gudoomiyaha  madasha  Horusocod oo  dhawaan looga  dhawaaqay Nairobi ayaa maanta Shir jaraa’id ay ku qabtay magaalada Muqdisho,  Xildhibaan Cabdirashi

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo qalab casi ah lagu wareejiyay (Sawirro)
”Haddaad nabadda qaadan weydaan soodaaya waxaad Haysaan”
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Gudoomiyaha  madasha  Horusocod oo  dhawaan looga  dhawaaqay Nairobi ayaa maanta Shir jaraa’id ay ku qabtay magaalada Muqdisho,  Xildhibaan Cabdirashiid Xidig ayaa ka hadlay u jeedka Kutlada ay u aas aaseen.

Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay inaysan ahayn mucaarad, dawlada cusubna aysan ka keenayn wax mooshin, wuxuuna intaas ku daray inay doonayaan inay noqdaan Xisbi madax banaan.

CODKA+SAWIRRO

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • waa ficnthy in somalia ay ka gudubto nidamka 4.5 una gdubto hapka axzaapta suyaasaded waana mid kalin ka ciyari karta koboca nabadaa ee somali hadda ka soo ifaya

  • Maxamuud yare 7 years ago

    Xildhibaanadan ku shiray kenya waxan u fahmay iney mucaarad ku yihin dawlada shacabka waxaa aduunyada manta la casriyeyay waxa kasta marka nimankan xildhibanadah wayska cadahay waxaa lagula diriraya umaada somaliyed waxana ka danbeya dawlado shisheye waa jamhadii dalka burburiyey oo la casriyeyay fahmad umaadaydooy.? DALJIR WAA MACALINKAYGA

DISQUS: