Gudoomiyaha madasha Horusocod oo dhawaan looga dhawaaqay Nairobi ayaa maanta Shir jaraa’id ay ku qabtay magaalada Muqdisho, Xildhibaan Cabdirashiid Xidig ayaa ka hadlay u jeedka Kutlada ay u aas aaseen.
Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay inaysan ahayn mucaarad, dawlada cusubna aysan ka keenayn wax mooshin, wuxuuna intaas ku daray inay doonayaan inay noqdaan Xisbi madax banaan.
CODKA+SAWIRRO
U Jawaab Xudayfi Ibnu Alyamamy Buri halceliska