Askarta Mareykanka ee dagaalka kula jirta Iran maxay ku qoreen diyaaradahooda dagaalka?
Askarta Mareykanka oo niyadxumo daran ka muujinaya dagaalka Iran kaga bogo sawirka hoose iyo qoraaladooda lidka ku ah Yhda, ayna kamid yihiin, “Nin fiican noqo oo samee wixii Yhdi kaa rabto!”
Qoraalada oo lid ku ah Yhda halkan kuma soo wada bandhigi karno ee sawirka ka tarjumo.
> Daljir Media


COMMENTS