Nadaafadxumadu waa dhibka ugu weyn oo maanta Soomaalida haysata. Saas oo ay tahay dhammaan ama badanaa cudurada faafaa waxay salka ku hayaan nadaafadxumo ama kahortag la’aan.
Hadaba maanta dhowr daqiiqo dhegahaaga sii Datoor Daahir Muuse Cali, oo nadaafadda iyo kahortagga cudurada faafa wax ka faham.
Warbixinta waxaa inoo haya Maxamuud Fantastik.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
Caafimaad xumo maxaa keeno